Friday, April 17, 2026
28.8 C
Mogadishu

Mareykanka

Maxaa ka jira in Shiinaha uu u hanjabay Mareykanka, kaddib markii…

Taiwan (Halqaran.com) – Warar la isla dhexmaraya ayaa sheegaya, in afhayeenka golaha aqalka wakiilada Mareykanka Nancy Pelosi ay qorsheyneyso inay booqasho ku tegto Taiwan,...

Mareykanka: Nin toogtay Dhaqtarkiisa iyo Dad kale oo shacab ah

Tulsa (Halqaran.com) - Booliska dalka Mareykanka ayaa sheegay in nin hubaysnaa oo toogasho ka gaystay isbitaal ku yaalla magaalada Tulsa ee gobolka Oklahoma uu...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Sayid Omar Abdalla

Mareykanka oo war ka soo saaray doorashooyinka dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - War saxaafadeed ka soo baxay howlgalka dowladda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Mareykanku uu aad uga walaacsanyahay cakirnaanta doorashooyinka...
Ahmed Mohamed

Mareykanka ”Madaxda DFS iyo DG waa inay xal deg-deg ah ka...

Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Wakiilka dowladda Mareykanka u qaabilsan Qaramada Midoobay Richard Mills, ayaa sheegay in muhiimad weyn ay leedahay in la xaqiijiyo hannaanka...
Jama Sh. Yusuf

Madaxweyne Joe Biden oo ku dhawaaqay in musiibo daran ay ka...

Texas (Halqaran.com) - Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay musiibo in ay ka jirto gobolka Texas, iyadoo diiradda la saarayo waxa sababay...
Ahmed Mohamed

Taliska Danab oo sheegay inaysan jirin dowlad buuxin karta booska uu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Kumaandooska Danab ayaa ka hadlay qorshaha haatan socdo oo ay dalka uga baxayaan Ciidamada Mareykanka, ee saldhigga ugu weyn ku...
Ahmed Mohamed

Uhuru Kenyatta oo ka horyimid in Mareykanka uu Kenya duqeymo ka...

Nairobi (Halqaran.com) – Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa warbaahinta France24 u sheegay inuusan oggolaan doonin in milatariga Mareykanka ay duqeymo cirka ah ka...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo War culus ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb, Qaswadayaal ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa xalay qoraal kooban ka soo saartay Shirka Dhuusamareeb 3, oo kala qaybsanaan ka dhex abuuray dhinacyada...