Tuesday, April 21, 2026
28.1 C
Mogadishu

kulan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Deegaanka...

Nairobi (HalQaran.com) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Dowladda...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay kulankii Gaalkacyo ku dhexmaray Xildhibaannada Galmudug iyo...

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa maanta markii ugu horreysay magaalada Gaalkacyo ku kulmay xildhibaanno ka kala tirsan Baarlamaannada maamullada Galmudug iyo Puntland, kaddib xiriirka wanaagsan...
Ahmed Mohamed

Maxa ka jira in Golaha Shacabka uu doonayo inuu sameeyo muddo...

Muqdisho (Halqaran.com) -  Waxaa Sabtida Maanta ah lagu wadaa in Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Villa...
Ahmed Mohamed

Maxay kawada hadleen Madaxweynaha Hirshabelle iyo Safiirka Qatar ee Soomaaliya?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa hoyga uu ka degenyahay magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowladda Qatar Ee...
Ahmed Mohamed

Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo maanta tegay Hargeysa xilli ay jirto...

Hargeysa (Halqaran.com) – Safiirka dalka Shiinaha ee Soomaaliya, Amb. Qin Jian ayaa Sabtidii maanta gaaray Magaalada Hargeysa, wuxuuna halkaasi kulamo kula leeyahay Madaxda Somaliland. Socdaalka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kulan muhiim ah kula qaatay Safiirka Qatar...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (QoorQoor ) ayaa hoyga uu uu ka degenyahay magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay Kulankii dhexmaray Madaxweynaha Galmudug iyo Duqa Muqdisho?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa hoyga uu ka dagan yahay Muqdisho Ku qaabiley Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna...