Tuesday, April 21, 2026
28.1 C
Mogadishu

kulan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Deegaanka...

Nairobi (HalQaran.com) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Dowladda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynayaashii hore ee dalka oo kulan la yeeshay hoggaanka dhaqanka Beesha...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa xarunta madasha ee magaalada Muqdisho kula kulmay hoggaanka dhaqanka...
Ahmed Mohamed

Maxay kawada hadleen RW Kheyre iyo Safiirka Midowga Yurub?

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas...
Ahmed Mohamed

RW Kheyre oo Dooxa kula kulmay ra’iisul wasaare ku-xigeenka Qatar

Dooxa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre oo ku sugan Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar ayaa waxa uu...
Ahmed Mohamed

Wasiirka arrimaha gudaha iyo guddoomiye Xaliimo Yarey oo la kulmay guddoonka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Kulan ay isugu yimaadeen Guddiga Arrimaha Gudaha, Maamulada Gobolada iyo Amniga ayaa Khamiista maanta ah ka dhacay xarunta Villa Hargeysa. Ajandaha kulanka...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay kulankii ay Gaalkacyo ku yeesheen Madaxweynaha Galmudug...

Gaalkacyo (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Madaxtooyada magaalada Gaalkacyo ku soo dhaweeyay Madaxweynihii hore ee Puntland, Dr....
Ahmed Mohamed

Maxaa looga hadlay kulankii guddiga joogtada ah ee Golaha shacabka Soomaaliya?

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan saacado badan qaatay maanta ku yeeshay Xarunta KMG Golaha Shacabka ee Magaalada...