kulan
Maxaa ka soo baxay Shirkii Amniga Gaalkacyo ee u dhaxeeyay Puntland...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta magaalada Gaalkacyo kulan heer sare ah ku yeeshay laba wafdi oo ay kala hoggaaminayeen wasiirka Amniga Gudaha Galmudug...
Kulankii maanta Xildhibaannada Somaliland ay ku yeesheen Muqdisho oo la dhaliilay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa dhaliil ka dhalatay natiijada kulankii Talaadada maanta ay Magaalada Muqdisho ku yeesheen Xildhibaannada Somaliland ka soo jeeda ee ka tirsan...
Qoorqoor oo kulan mahadcelin ah la qaatay Xildhibaannada Galmudug
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa xarunta Madaxtooyada Afur sharfeed ugu sameeyay Xildhibaannada Galmudug.
Waxaa goobjoog ahaa kulankaasi, madaxweyne...
Golaha Wasiirrada Galmudug oo kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Madaxtooyada …
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Golaha Wasiirrada maamulka Galmudug, ayaa shirkoodii ugu horreeyay maanta ku yeeshay xarunta madaxtooada magaalada Dhuusamareeb, waxaana shir guddoominayay madaxweyne ku xigeenka...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay Shir dhanka Online-ka ah oo...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka qaybgalay shir ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay.
Shirkan ayaa...
Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa shir khadka internetka ah la qaatay danjirayaasha beesha caalamka oo ay ka...









