Sunday, February 15, 2026
25.9 C
Mogadishu

Golaha Wasiirrada Galmudug oo kulankoodii ugu horreeyay ku yeeshay Madaxtooyada …

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Golaha Wasiirrada maamulka Galmudug, ayaa shirkoodii ugu horreeyay maanta ku yeeshay xarunta madaxtooada magaalada Dhuusamareeb, waxaana shir guddoominayay madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Cali Daahir Cali.

Ajandaha Shirkaasi ayaa waxa uu ahaa:

1- Isbarasho Guud iyo xil la wareegidda wasaaradaha.
2-Xogta wasaaradaha iyo qorsha howleedka 100-maalmood ee soo socda.

3-Warbixinta xaaladda Amniga ee hadda taagan.

4-Dib u habeynta Guddiga Covid-19.

5-Qabanqaabada maalinta Ciidda.

Golaha Wasiirada Galmudug ayaa waxaa xilligaan horyaalla Shaqooyin dhowr ah oo adag, maadaama Galmudug ay soo martay in ka badan laba sano oo khilaaf ah.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...