kulan
Madaxweyne Farmaajo iyo RW Rooble oo Madaxtooyada ku qaabilay Wasiirka Arrimaha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska Mudane James Duddridge...
R/Wasaare Rooble oo arrimo muhiim kala hadlay Golaha Wasiirrada ee Koonfur...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Magaalada Baydhabo kula shiray golaha Wasiirrada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed.
Mr. Rooble...
Madaxweynihii hore ee Somaliya Xasan Sheekh oo la kulmay Safiirka Ingiriiska...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda & Horumarka (UPD) Xassan Sheekh Maxamud iyo safiirka dowladda UK u jooga...
Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Safiirka Mareykanka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa galabta kulan dhinaca qadka Internet-ka ah ee Video call (Conference)...
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo maanta kulan muhiim ah yeelanaya
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa Sabtida maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya xarunta kumeel gaarka ah (KMG)...
Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo kulan xasaasi ah la yeeshay Cali Guudlaawe
Jowhar (Halqaran.com) - Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed, guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Hirshabeelle oo ay wehliyaan labadiisa ku-xigeen ee Siraaji Shekh Isaaq Cabdulle...









