Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa Sabtida maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanaya xarunta kumeel gaarka ah (KMG) ee Villa Hargeysa.
Ajendaha kulanka ayaa ah:
-Warbixin ku Saabsan Saameynta Covid 19 ee cunto soo saarka iyo nafaqada
-Warbixin ku Saaabsan Saameynta Covid 19 ee Ganacsiga
-Akhrinta 2aad ee H/Sh Socdaalka Somalia
Xildhibaannada ayaa lagu wargeliyay in maanta uu jiro kulankoodi caadiga ahaa ayna soo xaadiraan.
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





