kulan
Safiirrada Soomaaliya iyo Norway ee dalka Sudan oo kawada hadlay xoojinta...
Khartoum (Halqaran.com) - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Dalka Sudan, Mudane Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa xafiiskiisa magaalada Khartoum kula kulmay safiirka cusub ee dalka Norway...
Golaha Shacabka ee BF Somaliya oo maanta ka doodaya hindise sharciyeed...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Isniinta maanta waxaa ay ka doodi doonaan sharciyo dhowr ah.
Kulanka maanta ayaa ah kulan...
Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha ‘Mahdi’ oo maanta la shiray Wakiillada Beesha Caalamka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii-hayaha Ra’iisulwasaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo wakiillada beesha...
Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Rooble oo kulamo muhiim ah ka wada Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Axadda maanta...
Mareykanka oo Kulan gaar ah la qaatay Madaxweynayaasha Puntland,...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gen. Dagvin R.M. Anderson oo ah taliyaha Hawlgalada gaarka ah ee Afrika ee loo yaqaan (AFRICOM), ku-xigeenkiisa Amb. Young, iyo safiirka...
Guddoomiyaha BFS ‘Mursal’ oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Madaxda Hirshabelle...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha shacabka ee BF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hoygiisa ku qaabilay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur...









