kulan
Wasiirka Qorsheynta ee XFS oo la kulmay xubno ka socda Xafiiska...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaraanka Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda kulan kula qaatay xubno ka socday xafiiska...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqday xarunta Xannaanada Carruurta Agoonta Booliska +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo booqday Xarunta Xannaanada Carruurta Agoonta ee Booliska, halkaas oo uu waqti kula...
Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Duqa Muqdisho iyo Safiirka Qatar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Qatar ee...
Wakiilka QM ee Somaliya James Swan oo Baydhabo kula kulmay Madaxweyne...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, isagoo la...
RW Rooble oo kulan la qaatay Safiirrada dalalka Turkiga iyo Qatar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjireyaasha dalalka Turkiga iyo Qatar Mudane Mohmet Yelmez...
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay hoggaanka taliska ciidamada Mareykanka
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu welhiyo taliye ku xigeenka ciidanka xoogga dalka Soomaaliya Generaal...









