Friday, July 10, 2026
26.8 C
Mogadishu

Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Duqa Muqdisho iyo Safiirka Qatar ee Soomaaliya?

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Qatar ee Soomaaliya.

Labada Mas’uul ayaa waxay ka wada hadleen horumarinta mashaariicda Dowladda Qatar ka wado Soomaaliaya, gaar ahaan Gobolka Banaadir iyo sidii loo dar-dargelin lahaa mashaariicda kala duwan ee ay Qatar ka hirgelineyso caasimadda Muqdisho.

Waxaa goobjoog ka ahaa kulanka qaar ka mid ah ku-xigeennada Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, waxaana uu ku soo idlaaday jawi is afgarad ah.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...