Monday, April 20, 2026
29 C
Mogadishu

kulan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Deegaanka...

Nairobi (HalQaran.com) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Dowladda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wasiirka Gaanshaandhigga & xubno la socday oo la kulmay Wasiirka Gaadiidka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Badda iyo Ilaalada Xeebaha Admiral Cabdixamiid...
Ahmed Mohamed

Maamulka G/Banaadir oo ka arrinsaday sugidda Amniga Imtixaanaadka Shahaadiga

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulanka todobaadlaha ee maamulka Gobolka, kaasi...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Wafdi ka socda Qaramada Midoobay +(SAWIRRO)

Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Madaxtooyada Baydhabo ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay. Wafdigan ayaa waxaa...
Ahmed Mohamed

Axmed Madoobe oo Madaxtooyada Kismaayo kula kulmay Saraakiil ka tirsan Ciidamada...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan la qaatay saraakiisha ciidamada Mareykanka ee ka howlagala Jubbaland. Kulanka oo...
Sayid Omar Abdalla

Xukuumadda iyo mucaaradka oo faahfaahiyay waxyaabaha looga hadlay kulankii uu RW...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Madaxweyneyaasha  Dowlad-goboleedyada Galmudug, Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta. Kulanka waxaa...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay kulankii maanta dhexmaray Saddex maamul goboleed? +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen (Guudlawe) ayaa...