Sunday, March 15, 2026
28.3 C
Mogadishu

Maxaa ka soo baxay kulankii maanta dhexmaray Saddex maamul goboleed? +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen (Guudlawe) ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho

Mas’uuliyiintan ayaa kulanka uga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka gaar ahaan arrimaha doorashooyinka iyo siduu uu ku qabsoomi lahaa shirweynaha wadatashga doorashooyinka ee Madaxda DF Soomaaliya Dowlad Goboleedyada dalka.

Madaxweynayaasha Saddexda dowlad Goboleed ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa ay kulamo Muqdisho kula lahaayeen Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland si ay ugu qanciyaan ka qeyb galka shirka Teendhada Afisyooni ee Muqdisho balse aysan ku guuleysan.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...