heshiis
Midowga Yurub oo ku heshiiyay in cuna-qabateyn dhanka Saliidda ah lagu...
Brussels (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Midowga Yurub Ursula von der Leyen ayaa ku dhawaaqday in wadamada Midowga Yurub ay ku heshiiyeen shir madaxeedka Midowga Yurub ee...
Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa horumarinta Kuwait oo heshiis kala saxiixday
Kuwait (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa Horumarinta kuwait oo soddon sanno kadib dib u bilaabaya xiriirka iyo wada shaqeynta taageerada dhaqaalaha.
Heshiiskaan oo Talaadadii...
Shirkadda DP World oo sheegtay in Jabuuti ay ku xadgudubtay heshiis...
Jabuuti (Halqaran.com) - Shirkadda DP World ayaa maalin ka hor shaacisay in maxkamad ku taal London ay xukuntay in dowladda Jabuuti ay ku xadgudubtay...
Maxaa ka soo baxay kulankii maanta dhexmaray Saddex maamul goboleed? +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo Madaxweynaha Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen (Guudlawe) ayaa...
Dowladaha Jabuuti iyo Sacuudiga oo kawada hadlay xiriirka labada dal
Jabuuti (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku qaabilay xafiiskiisa wasiirka arrimaha dibadda ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya mudane Feysal bin Farxaan...
Maxaa ka jira wararka sheegaya in C/rashiid Janan uu heshiis la...
Gedo (Halqaran.com) – Warar ay Halqaran News ka helayso gobolka Gedo ayaa sheegaya, in Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan uu heshiis hoose...









