heshiis
AKHRISO: Midowga Musharraxiinta oo soo bandhigay Shuruudo adag (Maxaa cusub)!
Muqdisho (Halqaran.com) - Kulan u dhaxeeyay Xubnaha Midowga Musharraxiinta iyo Wakiilada Beesha Caalamka ayaa ku qabsoomay Aalada Zoomka, waxaana uu ahaa mid looga hadlayay...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay Garoowe +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, mudane, Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo galabta gaaray magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.
RW Rooble...
AKHRISO: War-murtiyeedka Shirkii Madaxda Galmudug iyo Puntland & Qodobbadii ka...
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Madaxda maamul goboleedyada Galmudug iyo Puntland oo shir muddo labo maalin ah uga socda magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa...
Madaxtooyada oo war ka soo saartay Kulankii Madaxda DFS iyo maamul...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo guddoomiyey kulan hordhac u ah Shirka Amniga Qaranka oo ku qabsoomay aaladda Internetka...
DAAWO SAWIRRO: Sidee Kismaayo loogu soo dhaweeyay Axmed Madoobe iyo xubnihii...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ay wehelinayaan Xildhibaan Cabdirashiid Xidig iyo Sheekh Daahir oo kamid...
XOG CUSUB: Maxaa lagu heshiiyay kulankii dhexmaray Saciid Deni iyo Suldaanka...
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa daddaal dheer kaddib wuxuu xalay la kulmay Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam oo...









