Sunday, March 15, 2026
28.3 C
Mogadishu

AKHRISO: Puntland iyo Jubbaland oo si wadar jir ah u soo saaray qoraal xasaasi ah

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa Arbacada maanta si wadajir ah u soo saaray War-saxaafadeed, kaasi oo ay walaac ka muujiyeen in madaxda sare ee muddo xilkeedkeeda dhammaaday ee DF Soomaaliya ay xaggal daacineyso qabsoomidda shirkii looga fadhiyay in uu ka dhaco Caasimadda Muqdisho.

War-saxaafadeedkan ka soo baxay labadan maamul ayaa laga dhigay in waqtiga kulanka oo sii dheeraada uu keeni karo in masiirka dalka iyo mustaqbalka ummadda Soomaaliyeed uu meel mugdi ah ku dhaco.

Sidoo kale, waxaa lagu sheegay war qoraalkan in maamullada Puntland iyo Jubbaland ay diyaar u yihiin qabsoomidda shir looga wada arrinsado xaaladda doorashada dalka, iyadoo qabsoomidiisa loo marayo tub laysla oggol-yahay uuna saldhig u yahay heshiiskii 17-ka September 2020-ka.

Haddaba halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka oo dhammeystiran:

Xafiiska Wararka Halqran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...