Monday, April 20, 2026
29 C
Mogadishu

kulan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Deegaanka...

Nairobi (HalQaran.com) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Dowladda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Geneva: RW Rooble oo Midowga Yurub kala hadlay taageerida dadka Soomaaliyeed...

Geneva (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Talaadadii maanta magaalada Geneva kula kulmay u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan muhiim ah la yeeshay Midowga Musharraxiinta

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Midowga Musharraxiinta  oo ay ka wada hadleen dar-dargelinta howlaha doorashooyinka,...
Ahmed Mohamed

Midowga Musharraxiinta oo la shiraya guddiga doorashooyinka heer Federaal (Maxaa cusub?)

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa hoteelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho uu kulan uga socdaa Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha oo uu kamid yahay musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay kulankii guddoomiyaha golaha Shacabka BFS iyo guddiga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BF Soomaaliy,a mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Talaadadii maanta xafiiskiisa ku qaabilay guddiga xaqiijinta qoondada Haweenka ee...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaaare Rooble oo Muqdisho kula kulmay Wasiirka arrimaha dibada Ireland...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiirka Difaaca Ireland, Simon Coveney oo maanta...
Ahmed Mohamed

Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe oo kawada hadlay arrimaha doorashooyinka iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa Khamiista maanta ah kulan la qaatay madaxweynihii hore ee dalka...