Thursday, January 22, 2026
24.6 C
Mogadishu

kulan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Deegaanka...

Nairobi (HalQaran.com) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Dowladda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha BFS Aadan Madoobe oo la kulmay Jaaliyadda iyo Ganacsatada Soomaaliyeed...

Johannesburg (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay guddi iskugu jira ganacsatada iyo...
Ahmed Mohamed

RW Xamze oo la kulay Safiirka dowladda UK ee Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda UK ee Soomaaliya, Kate Foster oo ay...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland oo kulan gaar ah la yeeshay Safiirka dalka Ingiriiska

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Talaadada maanta ah aqalka martida ku qaabilay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Xamze oo arrimo muhiim ah kala hadlay Safiirka Midowga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta waxaabuu xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Tiina...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan oo la kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Isu-taga imaaraadka...

Imaaraadka (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Isu-tagga...
Ahmed Mohamed

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo arrimo muhiim ah kala hadlay Safiirka Midowga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga XF Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Tiina...