Wednesday, January 21, 2026
24.6 C
Mogadishu

kulan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Deegaanka...

Nairobi (HalQaran.com) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Dowladda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Madxweyne Farmaajo oo Wafdiga Midowga Afrika ku qaabilay Madaxtooyada (Muxuu u...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada ku qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika iyo Urur Goboleedka IGAD oo...
Weriye Ahmed Abdi

Baydhabo: Wakiilka Q.M ee Somaliya James Swan iyo C/casiis Lafta-gareen oo...

Baydhabo (Halqaran.com) - Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya ahna Madaxa UNSOM James Swan ayaa Khamiistii maanta soo gaaray magaalada...
Weriye Ahmed Abdi

Wakiilka Q.M ee Soomaaliya Swan iyo Waare oo wada-hadallo ku leh...

Jowhar (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminayo wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa Arbacadii maanta gaaray magaalada Jowhar ee...
Weriye Ahmed Abdi

Midowga Yurub oo loogu baaqay inuu badbaadiyo muhaajiriinta ku dhiban Liibiya

Brussels (Halqaran.com) - Wasiirrada arrimaha dibadda ee dalalka Midowga Yurub ayaa loogu baaqay in ay degdeg u caawiyaan kumannaan dad muhaajiriin ah oo ku...
Weriye Ahmed Abdi

Maxay ku heshiiyeen guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliya? +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Mudane...
Weriye Ahmed Abdi

Muxuu u sheegay Kheyre dhallinyaradii Gaalkacyo ee uu la kulmay?

Gaalkacyo (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre oo Isniintii shalay gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa kulan la qaatay qaar...