kulan
Ra’iisul Wasaare Xamse oo dhiggiisa Jabuuti kula kulmay dalka Jabuuti
Jabuuti (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa galabta kulan kula qaatay Guriga Ummadda,...
Wasiirka Arrimaha gudaha XFS oo kulan la yeeshay Guddoomiyaha hay’adda Maareynta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane Axmed Macallim Fiqi ayaa Talaadadii maanta xafiiskiisa kula kulmay guddoomiyaha hey’adda...
RW Xamse oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socday Hay’adda UNFPA
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Isniintii maanta qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA,...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Garoowe kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland
Garoowe (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoyga uu ka degan yahay magalada Garoowe ku soo...
Madaxweynaha Puntland ‘Siciid Deni’ oo Muqdisho kula kulmay Danjire James Swan
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan sagootin ah Kula qaatay Ergayga gaarka ah...
Maxay kawada hadleen RW Xamse iyo Danjire James Swan?
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa Isniinta maanta ah xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...









