Wednesday, January 21, 2026
24.6 C
Mogadishu

kulan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...

Mas’uuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay Kalfadhiga 2-aad ee Golaha Deegaanka...

Nairobi (HalQaran.com) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Bashiir Maxamed Jaamac Keynaan (Bashiir Goobe) iyo Danjiraha Dowladda...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Muxuu Madaxweyne Xasan Sheekh uu kala hadlay Madaxda Hay’adda UNHCR ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Jimcihii maanta kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) mudane Filippo Grandi. Mudane...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha K/Galbeed oo la kulmay Wasiirka Gaashaandhigga & Taliyaha Ciidanka Xoogga...

Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladd goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo maanta ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya...
Ahmed Mohamed

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka dalka Uganda

Kampala (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ka qaybgalaya shirka caalamiga ah ee madasha Tana Forum, ayaa kula kulmay...
Ahmed Mohamed

Soomaaliya oo UNHCR hordhigtay qorshaha barakacayaasha iyo Qaxootiga

Geneva (Halqaran.com) - Wasiirka arrimaha gudaha, federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Sooomaaliya, Axmed Macalim Fiqi ayaa waxaa uu magaalada Geneva, ee dalka Switzerland...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BFS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka...

The Hague (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Isniinta maanta magaalada The Hague ee dalka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo Amar siiyay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta...