Monday, April 20, 2026
30 C
Mogadishu

Ra’iisul Wasaare Xamse oo la kulmay Madaxweyne ku xigeenka dalka Uganda

Kampala (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre oo ka qaybgalaya shirka caalamiga ah ee madasha Tana Forum, ayaa kula kulmay magaalada Bahir Dar ee shirku ka socdo Madaxweyne Ku Xigeenka Uganda, Jessica Alupo.

Mr Barre iyo Madaxweyne Ku Xigeenka ayaa ka wada hadlay xiriirka soo jireenka ah ee u dhaxeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Uganda.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa khudbad dheer ka jeediyay madasha TanaForum oo sanadkan si gaar ah looga hadlayay sidii loo maareyn lahaa khataraha amniga ee soo wajahaya qaaradda Afrika.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...