Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

khasaare

Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo ka war bixiyay Qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO

Muqdisho (Halqaran.com) –Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe)  ayaa faah faahin ka bixiyay laba qarax oo maanta ka dhacay meel u dhaw...

DF Somaliya oo ka hadashay Dadkii xoogganaa ee Khasaaraha geystay ee ka kacay...

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Jubbaland ka kacay dab xooggan oo khasaare badan dhaliyay, waxaa dabkaasi...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Editor

DAAWO SAWIRRO: Faah-faahin iyo wararkii ugu dambeeyay ciidamadii Talyaaniga ee lagu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Waxay faah faahin ka soo baxeysaa khasaaraha ka dhashay weerar maanta lagu qaaday kolonyo ay la socdeen Ciidamada Militariga Talyaaniga, xilli...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay qaraxii maanta ciidamada DFS lagula eegta Marka &...

H/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa qarax miino lagula beegsaday Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka Shabllaha Hoose, iyadoo qaraxaasi uu sababay khasaaro dhimasho...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha, weerar ku billowday ismiidaan oo ay Al-Shabaab...

Marka (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaraya Gobolka Shabellaha hoose, ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar culus ku qaadeen...
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Qarax khasaare geystay oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Qarax xooggan ayaa goordhow caawa ka dhacay agagaarka Isgoyska Xaaji Baasto ee magaalada Muqdisho Jugta Qaraxan ayaa waxaa si weyn looga maqlay...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha uu geystay qaraxii ka dhacay degmada Diinsoor...

Diinsoor (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay, ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax ay ku dhinteen dad...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Faah-faahin ku saabsan Qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho iyo Wararkii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax nooca gawaarida lagu dhajiyo ayaa wuxuu ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Xamar Jajab agagaarka Dakadda Muqdisho. Gaari noociisa uu...