Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

khasaare

Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo ka war bixiyay Qaraxyadii maanta ka dhacay Muqdisho +VIDEO

Muqdisho (Halqaran.com) –Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe)  ayaa faah faahin ka bixiyay laba qarax oo maanta ka dhacay meel u dhaw...

DF Somaliya oo ka hadashay Dadkii xoogganaa ee Khasaaraha geystay ee ka kacay...

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa xalay magaalada Kismaayo ee Xarunta KMG u ah Maamulka Jubbaland ka kacay dab xooggan oo khasaare badan dhaliyay, waxaa dabkaasi...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Iska Horimaad Khasaare geystay oo ka dhacay duleedka Laascaanood &...

Laascaanood (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya iska hor-imaad xooggan oo xalay saqdii dhexe ka dhacay Saldhi ay ku leeyihiin ciidamada...
Ahmed Mohamed

UPDATE – Wararkii ugu dambeeyay Khasaaraha qaraxii ka dhacay Xarunta Dowladda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa ciidan fara-badan geysay Xarunta Dowladda Hoose Xamar, oo galabta uu ka dhacay qarax waxyeelo soo gaarsiiyay Masuuliyiinta Maamulka...
Ahmed Mohamed

Weerar ismiidaamin ah oo Khasaare weyn geystay oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar ismiidaamin ahaa ayaa Arbacadii maanta waxa uu ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose Xamar, iyadoo qaraxaasi laga maqlay qaybo badan oo...