khasaare
Hobiyeyaal lagu weeraray Deg. Janaale iyo Khasaare ka dhashay
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya deegaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in hoobiyeyaal khasaare geystay lagu weeraray deegaankaasi, sida ay xaqiijiyeen...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Faah-faahin cusub ayaa ka soo baxaya, iska hor-imaad hubeysan oo xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, kaasi oo geystay...
Faah-faahin ku saabsan qarax xooggan oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Qarax xooggan oo si wayn jugtiisa looga maqlay Degmooyinka Gobolka Banaadir, ayaa saaka wuxuu ka dhacay Degmada Xamar Jajab ee Gobolkaan...
Shariif Xasan Sh. Aadan: ‘‘Dad ay carruur ku jiraan ayaa lagu...
Wanlaweyn (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan, ayaa ka hadlay qaraxyadii mataanaha ahaa ee xalay ka dhacay Degmada Wanlaweyn...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleed oo ka socda Xadka Hiiraan...
Hiiraan (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya deegaano ka trsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in subixii Sabtida maanta ah Deegaanada Ceyr-Daye iyo...
Faah-faahin dheeraad oo ku saabsan Khasaarihii uu geystay qaraxii ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya Khasaaraha ka dhimashada iyo midka dhaawaca ee ka dhashay Qaraxii saaka qabsaday gaari ay...









