Monday, May 11, 2026
28 C
Mogadishu

Itoobiya

Dagaal markale ka billowday deegaanno ka tirsan Gobolka Tigrey

Tigray (Halqaran.com) - Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanno badan oo ku yaala gobolka waqooyiga dalka Itoobiya ku yaalla ee Tigray, waxaana dagaalkaasi uu...

RW Abiy oo shaaca ka qaaday in Ciidamada Eritrea iyo Sudan laga saarayo...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisal wasaaraha Itooobiya, Abiy Ahmed, ayaa sheegay in ciidamada dalalka Sudan iyo Eritrea ay ka shaqeynayaan sidii looga saari lahaa...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: Ciidamo dheeraad ah oo la geeyay Xuduudka Somaliya & Itoobiya

Hiiraan (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ay Ciidamo dheeraad ah geysayay Xadka dhinaca Gobolka hiiraan ay Soomaaliya kala wadaagto dhinaca Itoobiya si loo...
Weriye Ahmed Abdi

DAAWO SAWIRRO: Sidee ugu suurta-gashay ITOOBIYA inay hesho xilka Xoghayaha fulinta...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa si rasmi ah ula wareegay xilka Xoghayaha fulinta IGAD, xilkaas oo uu...
Weriye Ahmed Abdi

Abiy Axmed oo magacaabay xoghayaha guud ee IGAD, waa kuma ninkan?

Addis Ababa (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Urur Goboleedka IGAD, ahna Ra’iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa Xoghayaha guud IGAD u magacaabay Wasiirkii hore ee Arrimaha...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI: War-murtiyeedka ka soo baxay Shirka wasiirrada maaliyadda Soomaaliya ee ka...

Addis Ababa (Halqaran.com) – Waxaa war-murtiyeed laga soo saaray Shirka wasiirradda maaliyadda Soomaaliya ee ka socday Magaalada Addis-Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Shirkaan ayaa waxaa...
Weriye Ahmed Abdi

WAR XASAASI: ”ITOOBIYA ma dhex-dhexaadineyso DF Soomaaliya iyo Jubbaland, Axmed Madoobe...

Muqdisho (Halqaran.com) – Mid ka mid ah xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu magacaabo Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, ayaa waxaa uu ka hadlay wararka sheegaya...
Weriye Ahmed Abdi

”Madaxweyne Farmaajo Qiyaano qaran bay ku tahay in uu Itoobiya u...

Kismaayo (Halqaran.com) – Mid ka mid ah mudanayaasha BF Soomaaliya oo lagu magacaabo, Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi ayaa war kasoo saaray xiisadda ka jirta...