Itoobiya
Daawo Sawirro: C/kariim Qalbi-dhagax oo galabta si weyn loogu soo dhaweeyay...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa gelinkii dambe Jimcihii maanta magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose, soo gaaray Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo ka tirsan hoggaanka...
Madaxweyne cusub oo yeelatay gobolka Amxaarada ee Itoobiya
Itoobiya (Halqaran.com) - Golaha wakiillada ismaamulka Amxaarada ayaa Isniintii maanta meelmariyay magacaabista Madaxweynaha cusub ee dhowaan ismaamulkaa loo soo magacaabay Temesgen Tiruneh.
Tiruneh, oo ahaa...
Itoobiya: Xaaska Sarkaalkii ku eedeysanaa afgambigii fashilmay oo xabsiga la dhigay
Adis Ababa (HalQaran.com) - Ciidamada ammaanka ee dalka Itoobiya ayaa xabsiga u taxaabtay haweeney uu qabay nin lagu eedeeyay in ay ahaa maskaxdii ka...






