Saturday, April 18, 2026
28 C
Mogadishu

hirshabelle

Shariif Sh. Axmed oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka +SAWIRRO

Jowhar (Halqaran.com) - Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer dowlad Goboleedka ee Maamulka Hirshabeelle ayaa Axadda maanta ah Magaalada Jowhar ku qabtay doorashada kursiga Hop#146 oo...

Galmudug, Koonfur Galbeed & Hirshabelle oo soo dhaweeyay go’aanka Shirkii Garoowe

Muqdisho (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay go’aanka Shirkii Wadatashiga ee maamullada Puntland iyo...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Hirshabelle oo laga helay kiisas Coronavirus ah +(Shir Jaraa’id)

Jowhar (Halqaran.com) - Cabdi Macalin Maxamed oo ah wasiirka Wasaaradda Caafmaadka Dowlad Gobaleedka Hirshabelle, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulkaas...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay kulankii madaxweynaha Hirshabelle iyo Xubno ka tirsan...

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabelele Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kulan dhinaca qadka Internet-ka ah...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne Waare oo iskarantiilay, amrayna dhaqan-gelinta awaamiirta maamulka Hirshabelle

Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleeka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay saameynta cudurka Coronavirus. Dr. Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegaya, sheegay in...
Ahmed Mohamed

Wasiir Khaliif Muumin Tooxow oo Muqdisho ugu geeriyooday Cudurka Coronavirus

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiiru dowlihii Cadaaladda dowlad goboleedka Hirshabelle, Xildhibaan Khaliif Muumin Tooxow ayaa Axaddii maanta magaalada Muqdisho ugu geeriyooday cudurka Coronavirus. Marxuum Khaliif Muumin...
Editor

DHAGEYSO: Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare‘ oo Kashifay arrin uu Khadka teleefanka kala...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle,  Maxamed Cabdi Waare ayaa wuxuu ka hadlay safarkii Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh...