Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

Hargeysa

Somaliland oo waxba kama jiraan ku tilmaamtay ‘inay taageerto Al-Shabaab’

Hargeysa (Halqaran.com) - Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Generaal Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Somaliland magan geliso Ururka Argagixisada...

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardaaran cajiib ah u diray Shacabka Somaliland

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mudaaharaadyadii rabshadaha xigay ee Khamiistii ka dhacay qaar ka mid ah Magaalooyinka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Somaliland oo xaqiijisay in kiisas cusub oo Coronavirus laga helay Hargeysa...

Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa xaqiijisay Kiisas cusub oo ku saabsan Cudurka Coronavirus (Covid-19). Wasiirka Caafimaadka Somaliland Cumar Cabdilaahi Badde ayaa sheegay in kadib markii...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland oo digniin u diray madax dhaqameedkii ka hadlay Midnimada...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Khamiistii maanta digniin u diray madaxda dhaqanka reer Somaliland. Mr. Biixi ayaa dhaqanka Somaliland  ugu...
Ahmed Mohamed

Somaliland oo sheegtay in saddex magaallo oo ka mid ah uu...

Hargeysa (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane. Saleebaan Yuusuf Cali Koore, ayaa sheegay in xanuunka COVID-19 uu soo gaaray Somaliland,...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo maanta Hargeysa kulan kula yeeshay Safiirka...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Khamiistii maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya, Amb. Ben Fender. Kulanka waxa lagaga...
Ahmed Mohamed

Booliska Somaliland oo Hargeysa soo bandhigay waxyaabaha maanka dooriya

Hargeysa (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Magaalada Hargeysa ayaa soo bandhigay Khamri, Xashiish, toorayo iyo agab kale oo ay adeegsadaan dhallinyarada kooxaha u abaabulan ee dhaca...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Feysal Waraabe ”Muuse Biixi dib u baryi meyno, waayo...

Hargeysa (Halqaran.com) - Feysal Cali Waraabe, guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa mar qura ka dhawaajiyay, in uu madaxa ka dhunkaday madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, isagoona...