Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

Hargeysa

Somaliland oo waxba kama jiraan ku tilmaamtay ‘inay taageerto Al-Shabaab’

Hargeysa (Halqaran.com) - Taliyaha guud ee Ciidamada Somaliland Generaal Nuux Ismaaciil Taani ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Somaliland magan geliso Ururka Argagixisada...

DAAWO VIDEO: Madaxweyne Xasan Sheekh oo dardaaran cajiib ah u diray Shacabka Somaliland

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay mudaaharaadyadii rabshadaha xigay ee Khamiistii ka dhacay qaar ka mid ah Magaalooyinka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Maxaa ka jira in Xabsiga laga sii daayay Wariye Coldoon?

Hargeysa (Halqaran.com) - 24-kii Saacadood ee la soo dhaafay ayaa waxaa Baraha Bulshada lagu faafinayay warar is burinayay oo ku saabsanaa in xabsiga laga...
Ahmed Mohamed

Somaliland oo go’aanno adag ka soo saartay dukashada Salaadda Ciidda

Hargeysa (Halqaran.com) - Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Seylici, Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ayaa shir guddoomiyey kulan ay yeesheen guddiga wacyigelina iyo xakameynta Somaliland u qaabilsan Cudurka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland ‘Biixi’ oo sheegay inay CADOW u arkaa DF Soomaaliya!

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muusei Biixi Cabdi ayaa Isniinta maanta ah sheegay, in Somaliland ay cadow u aragto dowladda federaalka ee Soomaaliya. Mudane...
Weriye Ahmed Abdi

Somaliland oo ku dhawaaqday xaalidihii ugu badnaa ee Coronavirus mar qura...

Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa waxay ku dhawaaqday xaaladihii ugu badnaa oo mar qura ay ka diiwaangeliso deegaanadeeda, tan iyo markii xanuunka COVID-19 laga...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Gaari Qaad (Jaad) farabadan siday oo lagu qabtay Somaliland

Hargeysa (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan Somaliland ayaa Axaddii Maanta waxaa ay gacanta ku dhigeen gaari siday Qaad (Jaad) farabadan, iyaga oo fulinayay amar...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somalilad oo si kulul uga hadlay dagaal khasaare geystay oo...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga hadley dagaal geystay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah oo ka dhacay...