Garoowe
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo gaaray Garoowe (Ogow Ujeedka Safarkiisa +SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweyey Magaalada Garoowe...
Shir ku saabsan Xaaladda Amniga ee Puntland oo lagu qabtay Garoowe
Garoowe (Halqaran.com) - Taliyaha cusub ee Ciidanka Booliska dowlad Goboleedka Puntland, S/Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa Arbacada maanta ah gudoomiyay shir looga hadlayay xaaladda...
Guddoomiye Aadan Madoobe oo Garoowe kula kulmay Madaxweyne ku-xigeenka Puntland
Garoowe (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya Mudane Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoyga uu ka degan yahay magalada Garoowe ku soo...
Puntland oo billowday heshiisiinta beello ku dagaallamay gobollada Nugaal iyo Sool
Garoowe (Halqaran.com) - Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal ayaa Isniintii maanta ka furmay shir lagu dhameystirayo colaaddii ka dhacday deegaannada Saax-maygaag iyo Senge-jebiye oo...
Shir looga hadlayay amniga guud ee deegaannada Puntland oo lagu qabtay...
Mudug (Halqaran.com) - Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Muumin Cabdishire ayaa maanta ka qeyb galay shir uu gudominayay Taliyaha Ciidanka booliska Puntland S/Guuto Maxamed...
Garoowe: Shir Amniga ku saabsan oo go’aamo adag laga soo saaray
Garoowe (Halqaran.com) - Guddiga Amniga Gobolka Nugaal Iyo Gudiga Sare ee Amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa go’aamo adag ka soo saaray Amniga Caasimada Puntland...









