Galmudug
Madaxweynaha Galmudug Qoorqoor oo saxiixay shuruuc muhiim ah oo uu meel...
Galmudug (Halqaran.com) - Munaasabad ka dhacday Madaxtooyada Galmudug ayaa Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Maxamed Axmed Kaariye (Qoorqoor) waxa uu ku saxiixay shuruuc muhiim ah...
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay guddoomiyaal Maxkamad & ku-xigeennada…
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa lagu magacaabay Guddoomiyayaasha maxkamadaha racfaanka iyo...
Kulan looga hadlayay dagaalka Al-Shabaab oo ka dhacay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha qaybta 4-aad ee ciidamada AMISOM Col. Cabdiraxmaan Riyaale Xareed oo Talaadadii maanta soo gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug ayaa...
Update: Booliska Soomaaliya oo soo qabtay eedeysane ku lug lahaa Kiiskii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliye ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Gen. Zakiya Xuseen ayaa sheegtay in xalay saqdii dhexe ciidanka Boliiska Galmudug ay howlgal ku soo...
Madaxda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug oo kawada hadlay arrimo la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan gaar ah la qaatay...
Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Hirshabeelle & Galmudug oo soo gaaray Muqdisho +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa gelinkii dambe soo gaaray magaalada Muqdisho, kadib markii Maanta ku shireen Magaalada Baydhabo...









