Wednesday, May 27, 2026
26.5 C
Mogadishu

Galmudug

Galmudug oo soo bandhigtay ciidamo la dagaallamaya Al-Shabaab +SAWIRRO

Galmudug (Halqaran.com) - Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Dadka Deegaanka Wisil,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiista maanta ah gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. Madaxweyne Xasan ayaa ka soo ambabaxay...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

XOG LA OGAADAY: Qaar ka mid ah ergooyinka ka qeybgalaya Shirka...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Odayaal Dhaqameedyo ka soo laabtay Deegaanada Al-Shabaab, ay xilligan...
Jama Sh. Yusuf

Maqaal – GALMUDUG oo tabtay madaxweyne XAAF

Maqaal (Halqaran.com) - Galmudug waa degaanka ama bulshada kaliya ee aan heysan dowlad gobaleed dhisan oo u adeegta degaanka iyo dadka daga muddo ku...
Ahmed Mohamed

Galmudug reconciliation conference to kick off mid August

The Galmudug regional state reconciliation conference will commence on 17th later this month, the technical committee has confirmed. The conference was due on 4th August,...
Ahmed Mohamed

Somali Prime Minister chairs Galmudug security meeting

Somali Prime Minister, Hassan Ali Kheyre has chaired a security meeting in Galmudug administrative capital on Friday. The meeting is first by the Hassan Kheyre...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo ugu dambeyn lagu wareejiyay Ammaanka Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wareejinayaa amaanka Magaaladda Dhuusamareeb inta uu socda Shirka dib u heshiisiinta ee Maamulka Galmudug. Khilaaf ayaa...
Weriye Ahmed Abdi

Dr. Baadiyow: ”Shirka Dib-u-Heshiisiinta Galmudug, malahan mucaarad iyo Muxaafad”

  Cadaado (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada shirweynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug Dr. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Baadiyow ayaa ka digay in la siyaasadeeyo Shirka dib u heshiisiinta...