Sunday, July 12, 2026
25.3 C
Mogadishu

Farmaajo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah xafiiska ugala wareegay M/weyne Farmaajo +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka...

Nuxurka Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynihii hore ee Farmaajo +SAWIRRO

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa Madaxweynaha dooran ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Editor

Xasan Sheekh: ”Doorashada Qaranka ma noqon doonto tii ka dhacday Baydhabo...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Kismaayo ka sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya aan loogu...
Editor

XOG XASAASI: Cabdiraxmaan C/shakuur oo farriintii ugu cusleyd u diray Farmaajo...

Kismaayo (Halqaran.com) – Siyaasiga weyn Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ku sugan Magaalada Kismaayo, islamarkaana Khudbad ka jeediyay Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa Farriin...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay taliyeyaal cusub (Akhri magacyadooda)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Maxamed Cali Bariise ayaa wareegto ugu magacaabay Taliye Ku-xigeenka...
Editor

XOG XASAASI: Madaxweynaha Puntland ‘Deni’ oo ku gacan-seeray dalab kaga...

Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ku gacan seyray dalab ugu yimid dowladda Soomaaliya oo ku aadanaa in uusan...
Editor

Maxay tahay sababta ay Maxkamadda ICJ ugu yeertay Soomaaliya iyo Kenya?...

Muqdisho (Halqaran.com) - U yeeritaanka labada dhinac ayaa ka dambaysay markii la sheegay in Kenya ay soo gudbisay codsi kale oo ahaa in dib...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne Farmaajo oo maanta magacaabay Taliye Ku-xiggeenka Ciidanka Booliska

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Cismaan Maxamed Cabdullaahi (Kaniif) ayaa wareegto ugu magacaabay Taliye...