Wednesday, January 14, 2026
28.9 C
Mogadishu

XOG XASAASI: Cabdiraxmaan C/shakuur oo farriintii ugu cusleyd u diray Farmaajo (Maxa cusub?)

Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

Kismaayo (Halqaran.com) – Siyaasiga weyn Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ku sugan Magaalada Kismaayo, islamarkaana Khudbad ka jeediyay Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa Farriin adag u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

CCW ayaa waxaa uu sheegay haddii dowladda dhexe ee Soomaaliya ay isku daydo in wadadii loogu tala galay doorashada ay ka leexiso ay la kulmi doonto dhibaato culus.

Madaxda dalka ayuu uga digay Muddo Kororsi iyo in doorashada soo socoto aysan noqon mid xor iyo xalaal ah.

Siyaasiga ayaa sheegay in madaxda maanta joogta ay u baahan yihiin in gacmaha la qabto oo lala taliyo si uusan dalku u burburin.

Wuxuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay, in haddii aan dalka laga qaban Madaxda maanta ayuu sheegay in dhibaatooyin badan oo Muddo dheer socda dhalan doonaan uuna ugu baaqayo Shacabka Soomaaliyeed Midnimo iyo Wadajir.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...