Sunday, July 12, 2026
25.1 C
Mogadishu

Farmaajo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah xafiiska ugala wareegay M/weyne Farmaajo +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka...

Nuxurka Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh & Madaxweynihii hore ee Farmaajo +SAWIRRO

Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha uu muddo xileedkiisu dhammaaday ayaa Madaxweynaha dooran ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ku qaabilay Aqalka Madaxtooyada ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

XOG XASAASI: Maxay tahay Sababta uu Madaxweyne Farmaajo u booqday sawirna...

Washington (Halqaran.com) – Madaxweynaha DF Soomaaliya, oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Maraykanka ayaa la kulmay Korneyl Tuke oo hore loogu xukumay xasuuqyo...
Jama Sh. Yusuf

XOG XASAASI + WARBIXIN: Ma wuxuu mideeyay Khilaafkii DF Somaliya iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa maalmihii dambe u muuqatay mid kacsan, kadib markii ay is-biirsadeen arrimo dhowr ah oo ay kamid...
Jama Sh. Yusuf

Maxaa ka soo baxay Kulankii maanta New York ku dhexmaray Farmaajo...

New York (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Ordogaan ayaa Arbacadii maanta kulan ku yeeshay magaalada New...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka soo baxay Kulankii uu Farmaajo xalay la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay casho sharaf u sameeyey Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xassan Maxamed iyo...
Weriye Ahmed Abdi

XOG XASAASI: Hoggaamiye Axmed Madoobe oo joojiyay wafdi u socday Madaxweyne...

Kismaayo  (Halqaran.com) – Warar hoose oo ay haleyso mareegta Halqaran.com, ayaa sheegaya in dowlad goboleedka Jubbaland ay joojisay wafdi u duuli lahaa magaalada Muqdisho. Wafdigan...
Ahmed Mohamed

XOG CUSUB: Guddiga beesha Habar-gidir oo dalab cusub hordhigay DF Somaliya

Hobyo (Halqaran.com) - Guddiga midnimada beelaha Habar-gidir ee lagu soo doortay magaalada Hobyo oo uu hoggaaminayo guddoomiyahooda Prof. Shirwac ayaa galabta maanta wasiirka arrimaha...