Duqa Muqdisho
TOP NEWS: Duqa Muqdisho ‘Finish’ oo ku dhawaaqay go’aan farxad geliyay...
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Finish) oo si rasmi ah ula wareegay xilka...
DEG DEG + XOG LA HELAY: Xukuumadda Somaliya maxay hoggaamiye dagaal...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si rasmi ah duqa magaalada Muqdisho ahna gudoomiyaha gobalka Banaadir ugu...
UPDATE: Waa kuma Guddoomiyaha Cusub ee uu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u magacaabay Mudane Cumar Maxamuud Maxamed...
Dhaawaca Duqa Muqdisho ‘Yariisow’ oo laga geeyay magaalada Doxa
Doxa (Halqaran.com) - Diyaarad militari oo laga leeyahay dalka Qatar ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka qaaday dhaawaca Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada...
Dhaawaca guddoomiye Yariisow iyo saraakiil kale oo loo qaaday dalka Qadar
Muqdisho (Halqaran.com) - Dhaawaca 12 qof oo ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii labada ahaa ee ka dhacay isgoyka KM4 iyo xarunta maamulka...
Duqa Muqdisho: ‘Xoogga baynu saareynaa dhismaha waddooyinka iyo horumarinta Bilicda Caasimadda’
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqa Muqdisho, ahna guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Cabdirixmaan Cumar Cusmaan Yarisow ayaa boggaadiyey Dowladda Hoose ee Muqdisho ee gacanta ku haysa dhismaha...









