Duqa Muqdisho
DHAGEYSO: Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo Digniin culus u diray Shacabka...
Muqdisho (Halqaran.com) – Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish, guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, ayaa digniin culus u diray shacabka ku nool caasimadda Muqdisho.
Duqa...
DHAGEYSO: Guddoomiye Cumar Filish oo sheegay Sababta loo sugi la’yaha Amniga...
Muqdisho (Halqaran.com) – Kaddib markii uu Sabtidii shalay uu Madaxweyne Farmaajo uu saxiixay sharciga la-dadagaalanka musuq maasuqa ayaa Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Caasimadda...
Maxaa ka soo baxay kulankii Duqa Muqdisho Cumar Filish iyo Xildhibaano...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahne duqa Muqdisho, Cumar Maxamed Maxamuud Filish ayaa Jimcihii maanta Xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka,...
Duqa Muqdisho ‘Filish’ oo kulan lagu dardargelinayo shaqooyinka la qaatay Maamullada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kulankii ugu horreeyey la qaatay Guddoomiyeyaasha 17ka degmo ee...
UPDATE: Maxay maanta kawada hadleen Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ iyo RW...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kharye oo maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta maamulka gobalka Banaadir, ayaa kulan...
Duqa Muqdisho oo Ummadda Islaamka ugu hambalyeeyey curashada sanadka cusub ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa guud ahaan ummadda muslimiinta ugu hambalyeeyay curashada sannadka...








