Duqa Muqdisho
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dib ugu soo noqday Muqdisho +SAWIRRO
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa dib ugu soo laabtay caasimadda dalka ee Muqdisho.
Duqa...
Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo dhagax dhigay goob cusub oo lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta dhagax dhigay goob loogu Talagalay in...
Duqa Muqdisho ”Waxaa jira Shaqsiyaad liddi ku ah amniga ee hala...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in amniga Guud ee dalka uu yahay...
Guddoomiyihii degmada Wadajir oo xilka laga qaaday, Walaalkiisana loo magacaabay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyihii Degmada Wadajir ee Gobolkaan Banaadir C/raxmaan Maxamed Cali, ayaa xil ka qaadis lagu sameeyay, kadib digreeto ka soo baxday Xafiiska...
Cumar Filish: ”Waddooyinka xiran ee Muqdisho waan fureynaa, maadaama la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in la xaqiijiyay amniga Guud ee...
Cumar Filish oo sheegay inaysan aqbaleenin in xuquuqda gobolka Banaadir lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo banaanbaxayaal Muqdisho kula hadlayay ayaa ka hadlay arrimo...









