doorasho
Xildhibaannada Hirshabeelle oo la dhaariyay & guddoomiye KMG ah oo la...
Jowhar (Halqaran.com) – Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta si rasmi ah loogu dhaariyay xilka loo magacaabay, kadib Munaasabad ka dhacday...
XOG: Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Guddoomiye Mursal iyo Axmed...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Hoygiisa ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland, Mudane Axmed...
Sheekh Shariif iyo Wasiirka Arrimaha dibadda ee Finland oo arrimo muhiim...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ayaa kulanka dhinaca qadka ah la yeeshay Wasiirka arrimaha...
Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeyb galay Shir dhanka Online-ka ah oo...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ka qaybgalay shir ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay.
Shirkan ayaa...
XOG XASAASI + WARBIXIN: Ma wuxuu mideeyay Khilaafkii DF Somaliya iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa maalmihii dambe u muuqatay mid kacsan, kadib markii ay is-biirsadeen arrimo dhowr ah oo ay kamid...
Axmed Madoobe oo markii 3-aad loo doortay Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland
Kismaayo (Halqaran.com) - Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta markii 3-aad loo doortay inuu hoggaamiyo Maamulka Jubbaland, ka dib markii uu helay...









