Wednesday, June 3, 2026
26.8 C
Mogadishu

XOG: Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Guddoomiye Mursal iyo Axmed Madoobe?

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Hoygiisa ku qaabilay Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland, Mudane  Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Labadan mas’uul ayaa kulanka uga wada hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka uu xilligaan maraayo iyo arriimaha la xiriira doorashooyinka dalka oo dhawaan bilaabanaya.

Guddoomiye Mursal ayaa Axmed Madoobe uga mahadceliyay doorka uu ka qaadanayo geedi socodka dowladnimada Soomaaliya iyo ka qeyb galay Shirkii looga hadlay Arrimaha doorashooyinka ee lagu qabtay Madaxtooyada Villa Soomaaliya.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Madoobe ayaa maalmahaan kulamo siyaasadeed ka wada magaalada Muqdisho, waxaana uu shalay la kulmay R/Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...