doorasho
Halka ay ka dhaceyso doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo la shaaciyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka Guddoonka Golaha Shacabka Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Shaqadii loo igmaday ee doorashooyinka Guddoonka intooda badan...
AKHRISO: Xubnaha guddiga qabashada doorashada Aqalka sare ee Galmudug oo la...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Baarlamaanka Dawlad Gobaleedka Galmudug Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa maanta oo taariikhdu tahay 03/08/2021 maalin Talaado ah waxa uu Magacaabey...
Jubbaland: Xildhibaankii ugu horreeyay ee Aqalka sare oo la doortay
Kismaayo (Halqaran.com) – Magaalada Kismaayo ee xarunta kmg ah ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa Khamiista maanta ah ka billaabatay doorashada qaar ka mid...
Guddiga Farsamada Doorashooyinka oo doortay guddoomiye kumeel gaar ah
Muqdisho (Halqaran.com) – Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer Federaal oo Jimcihii maanta kulan rasmi ah oo ay yeesheen ayaa waxa ay guddoomiyaha kumeel gaarka ah...
Guddoomiye cusub oo loo doortay Magaalada Berbera
Berbera (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Berbera ee deegaannada Somaliland Maanta ka dhacday doorashada Guddomiyaha Magaalada iyo ku-xigeenkiisa, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen mas’uuliyiin kala...
Koonfur Galbeed oo soo dhaweysay mowqifka Galmudug & Hirshabeelle
Baydhabo (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Jubbaland ayaa taageeray go’aanadii ka soo baxay Galmudug iyo Hirshabeelle ee ku taageereen in dalka uu...









