dagaal
Madaxweynaha K/Galbeed oo Baydhabo ku noqday, kana hadlay…
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Arbacadii maanta dib ugu noqday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta gobolka Baay.
Laftagareen ayaa...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal dhimasho sababay oo dhexmaray Soomaalida iyo Canfarta
Itoobiya (Halqaran.com) – Waxaa lagu soo warramayaa in dagaal uu ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka City ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya, dagaalkan oo...
UPDATE: Heshiis hordhac ah oo laga gaaray xiisaddii ka taagneyd Beledweyne
Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa Jimcihii maanta magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan kulan ku yeeshay Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Janeraal Muqtaar Xuseen...
Puntland & Jubbaland oo abaabulaya dagaallo lagu baajinayo doorashada Somaliya!
Ilo wareedyo xog ogaal ah ayaa sheegaya in isbahaysiga maamul goboleedyada Puntland, Jubaland iyo mucaaradka Soomaaliya ay ka caga jiidayaan ka qayb qaadashada doorashada...
Wararkii ugu dambeeyay Weerar khasaaro geystay oo ka dhacay Degmada Jalalaqsi...
Hiiraan (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay weerar ku qaadeen Saldhiga Booliska degmada Jalalaqsi...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal xooggan oo ka dhacay Galgaduud
Galgaduud (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahno dheeraad ah ka soo baxaya dagaal saaka ciidamada DF Soomaaliya iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Miirdugul...









