Tuesday, May 12, 2026
29.9 C
Mogadishu

dagaal

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Wakiilka QM ee Soomaaliya kala hadlay arrimo muhiim ah

Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee...

Golaha Ammaanka oo war cusub ka soo saaray Xaaladda magaalada Laascaanood +(War-saxaafadeed)

Laascaanood (HalQaran.com) - War-saxafaadeedka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa soo saaray madaxweynaha golahaas, Lana Zaki Nusseibeh oo ah danjiraha halkaa u fadhida...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Maxay tahay Ujeedka laga leeyahay Ciidamada DF Somaliya ee maanta laga...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud, ayaa sheegaya in maanta halkaasi la geeyay Ciidamo ka tirsan dowladda Federalka...
Weriye Ahmed Abdi

WAR DEG DEG: Dagaal khasaare geystay oo goor-dhow ka dhacay Degmada...

Muqdisho (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray degmada Dayniile ee gobolka Banaadi, ayaa sheegaya in iska horimaad khasaaro sababay uu duhurnimadii maanta ka...
Ahmed Mohamed

DAAWO SAWIRRO: Dowladda Puntland oo soo bandhigtay saraakiil sare oo ka...

Garoowe (Halqaran.com) – Dowlad goboleedka Puntland ayaa Jimcaha Maanta ah waxa ay ku dhawaaqeen in Taliyihii Ciidamada Somaliland ee Aaga degmada Badhan ee Gobolka...
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Faah-faahin cusub– Khasaaraha ka dhashay dagaalkii Ciidamada Puntland iyo...

Hadaaftimo (Halqaran.com) - Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan dhinacyadii dagaallamay ayaa ku dhintay saddex kalena waa ku dhaawacmeen dagaal culus oo maanta...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Saciid Deni oo ku dhawaaqay qorshe uu Wajihi doono...

Garoowe (Halqaran.com) -  Madaxweynaha maamulka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtidii maanta sheegay in Somaliland uu wada hadal kala galayo dhulka ay muransanyihiin. Mr....
Weriye Ahmed Abdi

AKHRI: Beesha Caalamka oo warbixin xasaasi ah ka soo saartay Doorashada...

Kismaayo (Halqaran.com) - Wakiillada Midowga Afrika, IGAD iyo Qaramada Midoobay oo Khamiistii shalay booqasho ku tagay Magaalada Kimaayo ayaa si wadajira warbixin uga soo...