Tuesday, May 12, 2026
29.9 C
Mogadishu

dagaal

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo Wakiilka QM ee Soomaaliya kala hadlay arrimo muhiim ah

Kismaayo (HalQaran.com) - Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee...

Golaha Ammaanka oo war cusub ka soo saaray Xaaladda magaalada Laascaanood +(War-saxaafadeed)

Laascaanood (HalQaran.com) - War-saxafaadeedka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa soo saaray madaxweynaha golahaas, Lana Zaki Nusseibeh oo ah danjiraha halkaa u fadhida...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Sh/Hoose

Sh/Hoose (Halqaran.com) – Dagaal xooggan ayaa xalay waxaa uu Ciidamo katirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo xubno kamid ah Urirka Al-Shabaab uu ku dhexmaray deegaanka...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Duqeymihii ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolka Hiiraan

Hiiraan (Halqaran.com) - Ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee DANAB oo ay wehlinayeen kuwa Jabuuti ee ATMIS ayaa duqeymo culus...
Ahmed Mohamed

Puntland oo war ka soo saartay dagaalkii & diyaaradii laga celiyay...

Boosaaso (Halqaran.com) - Wasiirada Wasaaradda Amniga iyo Arrimaha gudaha ee dowlad Goboleedka Puntland Cabdisamed Maxamed Gallan iyo Maxamed Cabdiraxmaan Dhamancad ayaa ka warbixiyay iska...
Ahmed Mohamed

Ciidamada DF Somaliya iyo kuwa ATMIS oo dib ula wareegay Deegaanka...

Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS iyo kuwo DF Soomaaliya ayaa dib ula wareegay deegaanka Ceelbaraf oo hoostaga degmada Mahadaay ee...
Jama Sh. Yusuf

Ruushka oo joojiyay Shidaalkii uu siin jiray dalalka Poland iyo Bulgaariya

Moscow (Halqaran.com) - Shirkadda Gazprom ee laga leeyahay dalka Ruushka ayaa Arbacada maanta ah ku dhawaaqday inay joojisay Gaaska ay siin jirtay dalalka Bulgaariya...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Xiisada Guriceel iyo Ahlu Sunna oo xoojisay difaaca...

Guriceel (Halqaran.com) - Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe oo dareensan in col kaga soo wajahan yahay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ee ku sugan...