dagaal
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun ku riday Sawir-qaade ka tirsan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Cabdisamad Ibraahim Cumar oo magiciisu afgarashadu yahay (Abuu Cali) ayaa loo xiray dabayaaqadii sanadkii ina dhaafay ka mid ahaanshiyaha Daacis,h oo...
18 oo ku dhimatay dagaal dhexmaray Xoolaley iyo Kalluumeysato
Cameroon (Halqaran.com) - Saraakiisha dalka Cameroon ayaa sheegay in boqolaal qof ay ka qaxeen xuduudda waqooyi ee ay la wadaagaan dalka Chad, kaddib markii...
DF Soomaaliya oo sheegtay inay dagaal ku dishay 8 xubnood oo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya, in deegaan ku yaalla duleedka Koonfureed ee Caasimadda Galmudug uu dagaal xooggan ku...
Mareykanka: ”Waxaan xaqiijineynaa in ciidamo Soomaali ah ay gudaha u galeen...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mareykanka ayaa sheegay in askar ka tirsan ciidanka Soomaaliya ay u dirtay Eritrea ay gudaha u galeen Itoobiya, taas oo ay...
Ciidamada Milateriga Somaliya oo deegaan cusub dagaal kula wareegay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Ciidamo ka tirsan kuwa Milateriga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 21-aad iyo Xubno ka tirsan Al-Shabaab ayaa waxa uu dagaal culus ku...
Faah-faahin laga helayo dagaal ka dhacay Jowhar iyo sargaal ku geeriyooday
Jowhar (Halqaran.com) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo u dhexeeyay ciidanka dowladda Federaalka, kuwa maamulka Hirshabeelle iyo kooxda Macawiisleyda oo...









