Cali Guudlaawe
Madaxweynaha Hirshabeelle oo wareegto ku magacaabay Wasiiro
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa magacaabay saddex Wasiir oo cusub, isagoona xilka ka qaaday Wasiiro hore.
Wareegto...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo soo dhaweeyay Matalaada Aqalka Sare ee Gobolka Banaadir
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo dhoweeyay qaraarkii Matalaada Gobolka Banaadir ee uu shalay saxiixay Madaxweynaha JF Soomaaliya,...
Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Safiirka Mareykanka ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha cusub ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa galabta kulan dhinaca qadka Internet-ka ah ee Video call (Conference)...
Musharraxiinta xilka M/weynaha maamulka Hirshabeelle oo Khudbadahooda jeediyay
Jowhar (Halqaran.com) - Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa Talaadadii maanta khudbad u jeediyay Xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle.
Inta badan...
Guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle oo kulan xasaasi ah la yeeshay Cali Guudlaawe
Jowhar (Halqaran.com) - Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed, guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Hirshabeelle oo ay wehliyaan labadiisa ku-xigeen ee Siraaji Shekh Isaaq Cabdulle...
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle ‘Cali Guudlaawe’ oo lagu soo dhaweeyay Jowhar +(SAWIRRO)
Jowhar (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) oo muddooyinkii la soo dhaafay shaqo u joogay magaalada Muqdisho ayaa...









