Wednesday, June 3, 2026
26.6 C
Mogadishu

Cabdi Xaashi

DAAWO VIDEO: Guddoomiye Cabdi Xaashi oo si kulul u eedeeyay RW Rooble, arrimo kalena ka hadlay

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday Muqdisho waxa uu si kulul u eedeeyay ra’iisul wasaare...

Guddoomiyaha Aqalka sare & Madaxweynaha Jubbaland oo Muqdisho ku kulmay

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu Axaddii Maanta kulan la qaatay Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland,...
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay kulankii Guddoomiye Cabdi Xaashi iyo Cabdikariin Guuleed?

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa weli magaalada Muqdisho ka socda kulamo siyaasadeed oo u dhaxeeya Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Dowladda, kulamadaas oo...
Ahmed Mohamed

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo magacaabay guddiga doorashooyinka gobollada Waqooyi +(AKHRISO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Sabtida maanta ah magacaanbay guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobollada Waqooyi. Xubnahaan ayaa ka kooban...
Ahmed Mohamed

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo ka soo horjeestay guddiga uu soo magacaabay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ka soo horjeestay guddiga uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u Magacaabay...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Aqalka sare ‘Cabdi Xaashi’ oo magacaabay guddi diyaarinaya hannaanka doorashada...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Aqalka sare ee dalka ayaa Magacaabay Guddi Doorasho oo la socda Doorashada xubnaha Xildhibaanada ah ee Goballada waqooyi ka soo...
Ahmed Mohamed

Kalfadhiga 2aad ee Baarlamanka Galmudug oo furmay

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka sare ee BF Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Jimcihii maanta magaalada Dhuusamareeb uga qayb galay munaasabada furitaanka kal-fadhiga...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Aqalka sare ee BF Somaliya ‘Xaashi’ oo gaaray Dhuusamareeb +(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta...