Thursday, April 30, 2026
28.4 C
Mogadishu

Guddoomiyaha Aqalka sare ‘Xaashi’ oo magacaabay guddiga doorashooyinka kuraasta Somaliland

Muqdisho (Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee BF Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Arbacadii maanta magacaabay xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland.

Mr Xaashi ayaa Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha u gudbiyay lix xubnood, oo isugu jira Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka.

Haddaba halka hoose ka akhriso Xubnahaasi:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com  

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...