XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
AKHRISO +VIDEO: Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday mas’uuliyiin loo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Isniintii maanta soo gabagabeysay kiisas dacwad musuq oo loo haystay Masuuliyiin ka tirsanaa Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, kuwaasi...
DHAGEYSO: Madaxweyne Laftagareen oo war ka soo saaray weerarradii dhawaan ka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa ka hadlay weerarradii ugu dambeeyay ee ka dhacay deegaannada Koonfur...
DHAGEYSO: Puntland oo dagaal ku qabtay Maxaabiis Al-Shabaab ah & Wararkii...
Galgala (Halqaran.com) – Warar ka imaanaya gobolka Bari ayaa sheegaya, in dagaal khasaare geystay uu ka dhacay deegaannada Galgala iyo Bali-Khadar ee gobolkaasi, waxaana halkaasi...
Daawo Video: DF Somaliya oo soo bandhigtay Natiijada baaritaanka dhacdadii Xabsiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii argagaxiso ee 10-kii August ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa kulan ay...
DHAGEYSO: Senator Fartaag oo DF Somaliya ku eedeeyay amni darrada Gobolka...
Gedo (Halqaran.com) – Senator Cabdullaahi Ismaaciil Fartaag oo kamid ah Xildhibaannada Aqalka Sare ayaa sheegay in Gobolka Gedo oo kamid ah gobolada ugu weeyn Soomaaliya...
DHAGEYSO: Maxaa sababay in Madaxda Puntland & Jubbaland tegi waayaan Shirka...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Iyadoo xalay uu ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug Shirkii wadatashiga ee Madaxda DF Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa...







