XUL IYO WAREYSIYO

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.
Fahamka guud ee "Discipline" Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada.
Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha dhabta ah ee discipline ka ,iyo hababka...

Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Sidee Looga Hortagi Karaa Stress-ka Shaqada?
Stress-ka shaqada waa arrin caadi ah oo saameyn ku leh dad badan, laakiin waxaa jira siyaabo badan oo aad...

Qormo: Sidee Ku joogteeyaa wax Waliba Aan Rabo? (Joogteynta) AKHRISO.
Mugadisho Halqran.com QORMO KU SAABSAN """JOOGTEYNTA"""
Maxaa Keeno In Qofka uu Wax Joogteyn Waayo?
Joogteynta hawlaha maalinlaha ah, ha ahaadeen kuwo shaqo, waxbarasho, ama...

Fahanka Cadaaladda& Cadaalad-darrada iyo Saamaynta Xun ee ay Ku Yeelato Bulshada”
Waa maxay Cadaalad?
Qeexida Cadaaladda halkaan Si dagan u Akriso:
Cadaalad waa mabda'a iyo nidaamka hubinaya in xaqa iyo sinaanta loo dhigo...
DHAGEYSO: Taliye Shub oo Kashifay qorshe uu Fahad Yaasiin la damacsanaa...
Baydhabo (Halqaran.com) - Xildhibaan Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Taliye Shub) oo ka tirsan xubnaha Golaha Shacabka Soomaaliya, kana soo jeedo Koonfur Galbeed ayaa shaaca ka...
Nin Dhallinyaro ah oo ‘warar been abuur ah’ ku faafiyay Tik...
Kismaayo (Halqaran.com) – Ciidamada Booliiska Jubbada Hoose ayaa xabsiga u taxaabay nin dhallinyaro ah oo aaladda Tik Tok ku faafiyay muuqaal uu isagu iska...
48 il-biriqsi kasta oo hal qof ugu dhiman kara macluul darteed...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hal qof ayaa ugu dhiman kara macaluul 48 il-bidhiqsi oo kasta waddamada ay abaaruhu halakeeyeen ee Etoobiya, Kiiniya iyo Soomaaliya, sida...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si rasmi ah xafiiska ugala wareegay M/weyne...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabad heerkeedu sarreeyo oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka, waxa uu xilka...
DHAGEYSO: Mukhtaar Roobow oo markii ugu horreysay ka soo muuqday Baraha...
Muqdisho (Halqaran.com) – Mukhtaar Roobow Cali oo muddo ku dhow Afar sano ah xabsi guri ugu jira dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa markii...
DAAWO VIDEO: Waalidiin Bannaanbax dhigay oo M/weyne Xasan Sheekh Codsi iyo...
Guriceel (Halqaran.com) - Waalidiinta wiilashooda ay ku maqan yihiin dalka Eritrea oo tababar ay ugu qaaday dowladii uu hoggaaminayey Madaxweyne Farmaajo ayaa Jimcihii shkalay...







